image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

RW Xamsa oo cadeeyay sababta ay dowladda dhexe ay ciidamada u geysay Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada oo ka socota Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqda Aadanaha ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda, Xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka, Diplomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

“Waxaa bogaadinayaa Ciidamada Geesiyaasha ah ee Jubbaland oo gartay in aan laga horgeyn Walaalahooda Ciidanka xoogga dalka ee ay isku Cadowga yihiin, dowladda ayaana ku abaal Marin doonta” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse .

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ay diyaar u tahay wadalahadal iyo nabad, isla markaana uu aaminsan yahay in dalkan uu lee yahay hal cadaw uuna yahay Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.