image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka qeyb galay shirka horumarinta iskaashiga Afrika iyo Jarmalka eek a dhacay Berlin.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Berlin ee xarunta dalka Jarmalka ayaa kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz.

Wadahadallada u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Chancellor Scholz ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro arrimo muhiim ah oo khuseeya labada dal, sida xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, mashaariic farsamo oo iskaashi ah, isbeddelka cimilada, horumarinta tayada booliska Soomaaliya, iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ) hindise.

Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jarmalka ayaa sidoo kale la filayaa inuu ka qeyb galo shir ballaaran oo ay yeelanayaan madaxda Afrika iyo Jarmalka.

Shir madaxeedkan u dhexeeya madaxda ayaa la filayaa inuu kobciyo iskaashi xooggan oo dhexmara Afrika iyo Jarmalka, abuurista fursado maalgashi, aqoon wadaag, iyo hindisayaal horumarineed oo wadajir ah.

Sannadihii u dambeeyay, Yurub, Aasiya, iyo Ameerika waxay abaabuleen xidhiidh heersare ah oo la mid ah waddamada Afrika si kor loogu qaado xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo sahaminta fursadaha maalgashi ee isku xidha gobolladan iyo qaaradda Afrika..

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.