image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay kooxo hubeysan oo wiil dhallinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysan oo xalay wiil dhallinyaro ah ku dilay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cabdi Daahir, ayaa dilkiisa waxa uu yimid ka gadaal markii dableyda hubeysan ay damceen inay ka dhacaan Mobilkiisa, xili uu ku sii jeeday hoygiisa oo ku yaalla xaafada Miriqmiriq ee katirsan Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho.

Alle hau Naxariiste Marxuumka ayaa xili falka dilka ah loo geysanayay ka baxay shaqo maalmeedkiisa waxa uuna kamid ahaa dadka ka shaqeysata Baabuurta dhagaxyada dhismaha qaada.

Sida caadad aheyd dilka kaddib waxaa goobta gaaray ciidamo katirsan Dowladda, kuwaasi oo goobta ka sameeyay howlgal ay ku baadi goobayaan dableydii falka dilka ah geystay, balse ma jirto cid ay gacanta ku soo dhigeen.

Sikastaba, waa dilkii labaad oo muddo ka yar 48 saac ka dhaca Degmada Deyniile, iyada oo habeen hore wiil dhallinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj lagu dilay xaafada iga-dabageey ee Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.