image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG: Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo oo ku dagaalamaya Magaalada Ceergaabo

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in Iska horimaad labo ciidan uu kasocda magaalada Ceerigaabo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada SSCKHaatumo iyo Somaliland, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka culus.

Sida ay inoo shegeen goobjoogayaal waxaa gudaha magaalada lamaqlaya hoobiyeyaal, iyada oo waraka qaar ay sheegayaan in ciidanka SSCKHaatumo ay galeen xaafadaha magaalada qaarkood oo aysan horey u joogin.

Somaliland iyo SSC midkoodna wali kama hadlin iska horimaadka cusub, inkastoo mudooyinkii u dambeeyey ay xaalada magaaladan oo ay 2-da dhinacba wadagaan ay laga dareemayay saan-saan colaadeed, waxaana sidoo kale maalmihii u dambeysay socday Dadaal nabdeed 2-da daraf ay wadeen si magaalada uusan dagaal uga dhicin.

Sikastaba, Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa maanta magacaabay xubnaha golihiisa wasiirada oo uu kasoo daray xubno kasoo jeeda deegaanada Sanaag, Sool iyo Cayn.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.