image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka ammaanka Galmudug oo soo qabtay nin xalay dilay askari kale

Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug, ayaa howlgal ay ka sameyeen Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, waxa ay ku soo qabteen shaqsi  xalay dilay L/xidigle Xasan Quure oo katirsanaa ciidanka Booliska Soomaaliya qeybta Galmudug.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in ninka dilka geystay oo katirsanaa ciidanka xoogga dalka, ay ka soo qabteen gudaha magaalada Dhuusamareeb, isaga oo isku dayaya inuu baxsado.

Waxa ay sidoo kale tilmaameen inay ku socoto baaritaan la xiriira sababta uu u dilay L/xidigle Xasan Quure oo katirsanaa ciidanka Booliska Soomaaliye qeybta Galmudug.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala socon

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.