image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wefdi u hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Itoobiya oo ku soo wajahan Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wefdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Itoobiya, ay ku soo wahan yihiin magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka.

Wefdiga ka socda Itoobiya oo isugu jira mas’uuliyiin kala duwan  ayaa la qorsheynayaa in saacadaha soo socda ay soo garaan Muqdisho.

Ilo xog-ogaal ah ayaa inoo sheegay in wefdiga Itoobiya ka socda uu hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Itoobiya Gen. Burhan Julla iyo xubno kale.

Safarka wefdiga Itoobiya, ayaa waxaa la sheegay inuu daaran yahay dhameystirka joogitaanka ciidamada Itoobiya ee ka mid noqonaya howlgalka cusub ee AUSSOM.

Sikastaba, Itoobiya ayaa waxa ay dedaal dheer ugu jirta sidii ay uga mid noqon laheyd howlgalka cusub ee AUSSOM, kaasi oo badalaya sanadkan howlgalkii hore ee Midowga afrika ee AMTIS, oo muddo badan ka howlgalayay Soomaaliya.

Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.