image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil iyo adeerkiisa ka afduubtay magaalada Gaalkacyo

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maleeshiyaad aan haybtooda la garanayn oo hubeysan ay xalay magaalada Gaalkacyo, ka afduubteen wiil iyo adeerkiis oo dhalinyaro ah, kuwaas oo kasoo jeeda waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland.

Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in maleeshiyaadka afduubka geystay ay ula baxsadeen dhanka koonfurta Galmudug.

illaa hadda lama oga cidda ka dambeysa afduubkan, iyo sababta ka dambeys afduubka

Sidoo kale dhacdadan ayaa walaac xooggan ku abuurtay dadka ku nool Gaalkacyo, kuwaasi oo is weydiinaya sababta keentay in wiil iyo adeerkiisa la afduubto.

Dhinaca kale, laamaha amniga ayaa wada dadaallo xooggan oo lagu baadi-goobayo afduubayaasha iyo sidii loo soo badbaadin lahaa dadka la qafaashay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.