image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Cadaalada oo dhawaajiyay in aysan jirin ciidan ama cid is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Cod

Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya  Xasan Macalin Maxamuud,  ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyinta mucaaradka ee dalka.

Wasiirka ayaa ku eedeyay xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeeda doorashada Qof iyo Cod inay jidgooyo u dhiganayaan shuruuc ay meel mariyeen Xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu carabka ku adkeeyay wasiir Xasan Macalin, in aysan jirin ciidan ama cid is hor-istaagi karto hannaanka dimoqraadiyada ee lagu soo dooranayo Baarlamaanka iyo qabashada doorashada Qof iyo Cod.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay in la ilaalyo jawi doorasho oo xor iyo xalaal ah, isaga oo muujiyay sida ay uga go,an tahay dowladda Soomaaliya iyo dhammaan muwaadiniinta inay helaan fursad ay uga qey-qataan hannaanka doorashada iyada oo aysan jirin waxa caga-jugleeyn iyo faragelin.

Wasiir Xasan Macalin ayaa ka dhawaajiyay in fikirkaan uu yimid waqtigii loo baahnaa, isla markaana aan la hor-istaagi Karin.

Sikastaba, dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay warbaahinta  isku marinayeen dhaliilo kulkul  oo quseeyay arrimaha doorashada dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.