image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Danjiraha safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo kulamo la qaatay madax kala duwan

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa Amb. Mohamed Sheikh Issak, ayaa kulan la qaatey agaasimaha guud ee gobalka Hay’adda UNHCR Ms. Chansa R. Kapaya iyo wakiilka Hay’adda UNHCR Mr.Igor Clobano oo uqaabilsan South Africa iyo wadamo dhoor ah oo hoosyimaada.

Kulankaasi ayaa daarnaa iskaashi dhinacyo badan leh gaar ahaan arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed iyo sidii loo xalin lahaa Caqabadaha Haysta dadka Sharci la’aanta ah.

Dhinaca kale danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa Amb. Mohamed Sheikh Issak, ayaa maanta dhigiisa Safiirka cusub ee Dawladda aan walaalaha nahay ee masar ugu yimid xafiiskiisa Booqasho Sharafeed.

Labada Danjire ayaa ka wada hadleey sidii loo xooginlahaa xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Labada dawladood iyo labada Shacab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.