image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya u tagay dalka Qatar ?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaa oo uu kaga qeyb galay munaasabadda ay ku qalin jebiyeen 17 arday oo soo dhameystay tababar ciidan oo kala duwan, kuna soo biiraya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo dowladda Qatar uga mahad-celiyay tababarka dhallinyaradaan Soomaaliyeed ayaa ugu hambalyeeyay ardaydan Soomaaliyeed guusha ay gaareen iyo dadaalka ay muujiyeen muddadii ay tababarka ku jireen.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in dhallinyaradaan ay ku soo biiri doonaan saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo qeyb lixaad leh ka qaadan doona dadaallada dib u xoreynta iyo difaaca Dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.