image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaan katirsan golaha deegaanka Bardaale oo lagu dilay magaalada Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha magaalada Baydhabo ku dilay xildhibaan kamid ahaa golaha deegaanka ee degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Alle hau naxariiste Xildhibaanka ayaa la dilay meel aan ka fogeyn gurigiisa waxaana lagu mgacaabi jiray Cabdulwahaab Maxamed Daqare, iyada oo koxihii dilka ka dambeeyey ay goobta ka baxsadeen.

Dilka kaddib ciidanka ammaanka magaalada Baydhabo, ayaa sameeyay howlgal ay ku baadi-goobayaan raggii dilka ka dambeeyey balse saraakiisha ayaa howlgalka kaddib sheegay in weli aysan soo qaban raggii falka dilka ka geystay.

Dhinaca kale madaxweynaha maamulka koonfur galbeed  Cabdicasiis Maxamed Xasan ( Lafta-gareen) ayaa ka tacsiyadeeyey geerida xildhibaan Cabdulwahaab Maxamed Daqare oo kamid ahaa xildhibaanada  golaha deegaanka ee degmada Bardaale.

Madaxweyne Lafta-gareen, ayaa amray laamaha amniga in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaalada horkeenaan kuwii ka dambeeyey falka dilka ah.

Sikastaba, weerarada noocaan oo kale ah ayaa dhowr jeer waxaa mas’uuliyadeeda sheegtay kooxda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.