image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Degmada Afgooye askari loo dilay muuqaal uu share gareeyey dartiis.

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay askari katirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Dilkan ayaa yimid ka gadaal markii askariga la dilay uu share-gareeyey muqaal lasoo dhigay barta aalada Facebook, kaasi oo ku saabsanaa muqaal laga  duubay Taliye katirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo handaya nin miskiin ah.

Wararka ayaa waxaa ay intaas ku darayaan in Taliyaha dilka geystay oo lagu magacaabo Ibraahim Futashaari oo ah Taliyaha Barta dhexe ee degmada Afgooye uu ka carooraday muqaalka uu share-gareeyey alle hau naxariiste marxuumka, waxaana xiliga dilka loo geysanayay uu ku sugnaa afaafka hore ee gurigiisa.

Ilaa iyo hadda ma jiro war kasoo baxay laamaha amniga ee degmada Afgooye, oo la xiriira dilka loo geystay askariga katirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.