image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Hay’adda IOM

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M u qaabilsan Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira, iyaga oo kawada hadlay dadargalinta sidii xalwaaro loogu heli lahaa maareeynta Barakacyaasha ku dhaqan degmooyinka Muqdisho.

Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen xafiiska Xalka Waara (DSU) ee Gobolka Banaadir ayaa inta uu socday waxaa diirada lagu saaray muhiimada ay lee dahay xal u helida maareynta nolasha Barakacyaasha iyo sidii dib u dajin loogu sameyn lahaa.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in siyaasad cad uu ka lee yahay sidii xalwaaro loogu heli lahaa arrimaha la xariira maareynta nolasha dadka Barakacyaasha ah, maadaama Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho qof iyo cod ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.