image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay weerar ay qorsheynayeen Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno katirsan Al-shabaab.

Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii Ciidamadu ay heleen xog sheegaysa in xubno katirsan Al-shabaab  ay dhagar u soo maleegaayaan shacabka ku nool deegaannada horay looga xoreeyey kuwaas oo isku aruursanayey Tuulo Xaaji iyo Tuulo Cadaad ee gobolka Mudug.

Saraakiisha howlgalka hogaaminaysa ayaa warbaahinta dowladda  u xaqiijiyey inay dileen xubnihii weerarka damacsanaa  sidoo kalana ay burburiyey dhow fariisin oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.