image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Goobaha ganacsiga ee suuq Bakaaraha ee Muqdisho oo dib u furmay kaddib…

Waxaa maanta dib loo furay goobihii ganacsiga  ee suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii cabasho ay qabeen ganacsatada uu suuqa u xirnaa muddo  Afar maalin ah.

Sababta keentay in dib loo furo suuqa ayaa timid, kaddib markii shalay ay kulan yeesheen guddiga ay ku mideeysan yihiin ganacsatada gobolka Banaadir,  iyo ku-simaha madaxweyaha Ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe.

Xubnaha ganacsatada ee la kulmay Sheekh Aadan Madoobe, ayaa u sheegay sababta ugu weyn ee ay u joojiyeen ganacsiga suuqa ay tahay in dowladda mar walbo ku soo rogtay Canshuur xad dhaaf ah ayna u baahan yihiin in xal loo helo arrintaasi.

Geesta kale guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, ayaa ganacsatada faray in ay dib u furan goobahooda ganacsiga, isla markaana laga dul qaadi doono culeysyada caqabadaha ku noqday goobaha ganacsiga ee ku yaalla Muqdisho.

Ma ahan markii ugu horeeysay oo ganacsatada suuqa Bakaaraha ay xiraan goobahooda ganaciga, iyaga oo cabasho ka qaba Canshuurta ay dowladda ku soo rogto  xiliyada qaar oo ganacsatada dhankooda cabasho ay ka keenaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.