image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo kulan la yeeshay safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya, Danjire Pirkka Tapiola iyo Ku-xigeenkiisa, Marwo Elli Mikkola.

Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa uga mahadceliyay Dowladda Finland taageerada ay ku bixiso horumarinta kaabayaasha HSJ, isagoo si gaar ah u xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta wada shaqeynta labada dhinac.

Danjiraha Finland Pirkka Tapiola ayaa balan qaaday in Finland ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Isaga oo intaas ku daray in Soomaaliya dhawaan ay imaanayaan wafdi ka socda Waaxda Socdaalka ee Finland si ay u sii xoojiyaan wada shaqeynta labada hay’adood.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.