image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

Yurub oo kullan deg deg ah ka yeelaneysa dalka Ukraine

Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan Ukraine iyo xal u helidda dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa...

Booliska Soomaaliya oo xiray Weriye Cali Aadan Muumin

Qoraal kasoo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka booliska degmada Xamarweyne, soo  xireen weriye Cali Aadan Muumin, oo ku eedeyeen...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furimaha dagaalka ku booqday ciidamada wada howlgalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay  furimaha dagaalka si uu ciidamada kala duwan ugu dhiirigeliyo in ay sii xoojiyaan...

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiirka amniga Toban jeer ayuu isku deyey inuu i dilo”

Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo kamid ah Mudanayaasha golaha shacabka,  ayaa sheegay in guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ilaaliyo xasanaada xildhibaanada, balse uusan hoos...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Biyo-cadde ee katirsan Shabeellah Dhexe

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Biyo-cadde ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-shabaab uu ka socdo...

Guddoomiye Shuute ” Kiiska Cabdi Wabiir waxaan ku wadnaa baaritaan”

Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Con. Xasan Cali Nuur Shuute, oo fagaaro ku yaalla degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellaha...

Axmed Madoobe oo sheegay in guddiga doorashooyinka laga sameeyey Suuqa Bakaaraha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in wax kalsooni ah uusan ku qabin guddiga doorashooyinka heer qaran ee dowladda Federaalka ay magacawday. Axmed...

Trump iyo Zelensky oo hadallo kulul isweydaarsaday

Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensk, oo ujeeddadiisu ahayd sidii uu Mareykanka u heli lahaa...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray war-murtiyeed wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya bayaan wadajir jir ah, kaddib booqashadii maanta uu Muqdisho ku ymid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Bayaanka ayaa lagu sheegay in...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo...

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo Muqdisho ku soo wajahan

Waxaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaa la soo dhoobay ciidamo kala duwan oo katirsan dowladda,kuwaasi...

Ciidamada xoogga oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo isku aruursanayey duleedka degmada  Ceelbaraf...

Wasiirka Qoyska iyo xuquuqul Insaanka ee XFS oo la kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Amb...

Latest Articles