image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda oo ciidamo dheeraad ah geysay furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe

Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay geysay ciidamo dheeraad ah furimaha dagaalka ee gobolka shabeellaha Dhexe.

Meela ay Dowladda  ciidamada geysay  waxaa kamid ah deegaanka Cadaan-laxey ee hoostaga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Cutubyo katirsan ciidamada Booliska gaar ah ee Haramcad, ayaa kamid ah ciidamada ay dowladda geysay fuirmaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawiisley, ayaa durbo bilaabay howlgallo ay ku xaqiijinayaan amniga deegaanka,  si ay uga hortagaan dhaq-dhaqaaqa ay Al-shabaab kawadaan gobolka.

Maamulka Hir-shabeelle, ayaa dhowaan sheegay in la xoojin doono howlgallada lagula dagaalamayo Al-shabaab, ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.