image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah

War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab. NISA waxay sheegtay...

Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington

Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in...

Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa BBC-da u sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda, inkastoo xoogagga iska soo horjeeda...

Cali Guudlaawe oo Danjiraha Turkiga kala hadlay taageerada dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda goboleedka  Hir-shabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka ah. Ugu horeyn...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “waxaa guuleystay qofkii dila ama ay dilaan Khawaarijta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  booqday isbitaalada ay yaalan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu...

Maxey kawada hadleyn Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Ergayga Qarmada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi, isaga...

Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Shabaab oo ka socda deegaanka Labo-garas

Wararka anu ka heleyno deegaanka Labo-garas ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu halkaasi ka socdo. Dagaalka ayaa u dhaxeeya...

Ku dhawaad 24 saac kaddib oo lasoo afjaray weerarkii hotel Qaahira ee magaalada Baladweyne

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe soo afjaray weerar qaatay 15 saacadood oo ay Al-shabaab ku qadeen hotel Qaahira oo ku yaalla galbeedka...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ka geysteen Hotel Qaahira

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka Al-shabaab ka geeysteen Hoteelka Qaahira ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha...

NISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku...

Weerarkii hoteelka Qaahira oo weli socda iyo Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee..

Faaf faahino  dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya weerarkii  saakay kooxda Al-shabaab ay ku qadeen  Hotel Qaahira ee ku yaalla xaafada Howl-wadaag ee magaalada...

Kenya: Gabar adeerkeed ku dishay ismamulka Kisumu

Ciidamada Booliska Kenya gaar ahaan waaxda dambi baaritsa ayaa waxa ay dabalgal ku hayaan Gabar 19 jir ah oo dishay Adeerkeed oo 41 jir...

Dolwadda Suuriya iyo kooxda hubeysan Kurdiyiinta oo gaaray heshiis

Madaxtooyada Suuriya ayaa ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala saxiixdeen Dowladda Suuriya iyo kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.