image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Shabaab oo ka socda deegaanka Labo-garas

Wararka anu ka heleyno deegaanka Labo-garas ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu halkaasi ka socdo.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab, waxaana dagaalka uu yahay mid culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hub culus.

Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dhowr jiho ka wareerageen Al-shabaab isku aruursanayay deegaanka Labo-garas, xaaladana ay xiligan tahay mid qaraar.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha dagaalka ka dhashay maadama uu weli socdo.

Maamulka Hir-shabeelle iyo saraakiisha ciidamada xoogga ee gobolka kama aysan hadlin dagaalkan maanta ka socda deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.