image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kenya: Gabar adeerkeed ku dishay ismamulka Kisumu

Ciidamada Booliska Kenya gaar ahaan waaxda dambi baaritsa ayaa waxa ay dabalgal ku hayaan Gabar 19 jir ah oo dishay Adeerkeed oo 41 jir ah.

Dilka ayaa Booliska waxa ay shegeen inuu ka dhacay Xaafada Ong’eche ee ismaamulka Kisumu ee dalka Kenya.

Gabadha ayaa la sheegay  sababta ay u dishay adeerkeed ay aheyd  inuu isku dayay inuu xadgub ku sameeyo  xili uu sarkhaansanaa, waxaana taasi ay sababtay sida la sheegay in Mindi ay dhaawac culus ugu geysato, taasi oo ugu dambeyen ugu geeriyooday.

Sidoo kale gabadha ayaa ku jirtay sanadkii ugu dambeeyey ee Dugsiga sare waxa ayna la nooleed Ayeeyadeed oo da’ah oo ka difaaci weysay xadgubka uu la damacsanaan adeerkeed, sida ay muujinayaan Macluumad hordhac oo uu helay Booliska.

Wararka ayaa sheegaya in gabadha ay baxsatay dilka kaddib, iyada oo ay ku raad-jogaan hay’adaha amniga Kenya oo xogteeda iyo sawirkeeda dhigay baraha Koontoraalka ee magaalada.

Meydka ninka la dilay ayaa la dhigay qeybta meydadka ee isbitaalka Ahero halkaasi oo uu ku marayo baaritaan dheeraad ah.

Dhacdadan ayaa abuurtay buuq iyo cabsi badan, iyada oo Booliska uu dadka ra’yidka ka dalbaday in ay lasoo wadgaan xogtada eedeysanaha baxsadka ah ee dishay Adeerkeed, si sharciga loo mariyo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.