image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ballan qaaday inuu garab istaagi doono Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa sheegay inuu sii xoojinayo taageerada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay inay sii wadi doonaan dedaallada loo baahanyahay si loo gaaro yoolka howlgalka...

Burcad badeed Soomaali ah oo siidaayay doonto u afduubnayd oo laga lee yahay Yemen

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay Doon Kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen, laguna magacaabo Al-Hidaaya, taasi oo 16-kii Bisha Maarso...

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta soo gaaray Muqdisho

Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka  diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaa ku...

Weriye Coldoon oo shaaciyay inuu iska cararay magaalada Burco

Weriye  Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo hadda ah samafale ka shaqeeya caawinta dadka danta yar, ayaa ku dhawaaqay inuu iska cararay magaalada Burco ee gobolka...

Diyaarad Xamuul ah oo ku dhacday deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya  deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku dhacday halkaas, iyadoo aan weli la xaqiijin...

Qarax geystay khasaaro oo maanta ka dhacay Muqdisho

Faaf faahino dheeraaad ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay...

Ciidamada ammaanka oo toogtay nin doonayay inuu dil geysto

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidanka ammaanka ee degmada Baardheere  ay xalay ku dileen in la sheegay inuu katirsanaa kooxda Al-shabaab, oo...

Somalia attends summit on  Labour conditions on Board fishing vessels and the role of Embassies and consulates  in South Africa

Capetown (Onkod Radio) Somalia’s Commercial Affairs Attachè of Somali Embassy to South Africa Mr. Mohamed Ali Cibaar attended a summit in Cape town, South...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray MW Xasan Sheekh iyo odeyaasha dhaqanka ee Shabeellaha Dhexe ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wali kulamo kala duwan ka wada degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kulamo gaar ah waxa uu...

RW Xamsa ” Xukuumadda waxa ay u guuri doontaa jiidaha hore ee dagaalka”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo...

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaritaanka lagu hayo duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu oo xabsi ku jira. Edogan waxa uu...

Ciidanka Jubbaland iyo kooxda Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif ee Jubbada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen dagaal ay la galeen kooxda...

Qarax ay ku dhinteen saraakiil iyo ciidamo oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Faah faahin dheeraad ayaa laga helaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo lala eegtay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda oo ka dhacay gobolka Shabeellaha...

Ciidanka dalka Suudaanoo bur buriyay gaadiidkii dagaalka ee kooxda RSF

Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum gaar ahaanna aqalka Madaxtooyada oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.