image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaritaanka lagu hayo duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu oo xabsi ku jira.

Edogan waxa uu ku dooday in xisbiga Ribablikaanka ee Dadka (CHP) aanu ka jawaabi karin eedaymaha garsoorka, waxana uu yiri: “Ma dhihi karaan wax musuq maasuq ah kama jiraan dawladda hoose, waxa ay isku dayayaan in ay dadka khiyaameeyaan iyaga oo arrinta ku soo koobay halkudhegyo.

Edogan waxa uu hadalkaan ka jeediyay afur ay lahaayeen Xildhibaanadda oo ka dhacay Xarunta Kongareeska ee AKP.

Edogan waxa uu sheegay in mucaaradka ay ku dadaalayaan sidii ay u muujin lahaayeen in khilaafaadkooda gudaha ama dhibaatooyinka ay ku hayaan sharciga uu yahay arrinta ugu muhiimsan dalka, taasina ay tahay munaafaqnimo meeshii ugu sareysay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.