image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka dalka Suudaanoo bur buriyay gaadiidkii dagaalka ee kooxda RSF

Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum gaar ahaanna aqalka Madaxtooyada oo kooxdan gacanta ugu jirey.

Duqyaymo iyo dagaal culus oo ciidanku qaadeen ayaa ku soo dhammaaday in la jebiyey difaacii kooxdan iyada oo la gubay hubkii ay ku dagaallamayeen.

Sidoo kale ciidanku waxay ka hor tageen askar ka tirsan kuwa RSF oo doonayey in ay ka baxsadaan saldhigoodii magaalada Khartuum sida ay Warbaahinta u sheegeen.

Ciidanka Suudaan ee dawladda ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda ku dhawaaqaan in gebi ahaanba ay la wareegeen aqalkii Madaxtooyada iyo meelihii kale ee ku hadhsansaa gacanta kooxda RSF taas oo halkaas ku sugnayd tan iyo sannadkii 2023-kii.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.