image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qarax ay ku dhinteen saraakiil iyo ciidamo oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Faah faahin dheeraad ayaa laga helaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo lala eegtay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxan Miinada oo si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeeysa deegaanada Number 50  iyo sabiib, ayaa lala beegsaday kolanyo uu la socday Abaanduulihii Guutada 14 October ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Maxamed Nuur ( Jareere) iyo ciidamo la socday.

Taliyaha ayaa la sheegay inuu ka soo baxay degmada Awdheegle kuna sii jeeday degmada Afgooye, sida wararka ay sheegayaan.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay Taliye Jareere iyo inta badan askartii la socotay, iyada oo intii ku dhaawacantayna  loo soo qaaday isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Xaalada goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa kacsan, waxaana  gaaray ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya, oo baaritaano kawada halkaasi.

Qaraxan sababay dhimashada iyo dhaawaca ayaa ku soo aadaya iyada oo saakay dagaal ku biloowday qaraxyo ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ciidanka dowladda ay ku lee yihiin deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.