image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Burcad badeed Soomaali ah oo siidaayay doonto u afduubnayd oo laga lee yahay Yemen

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay Doon Kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen, laguna magacaabo Al-Hidaaya, taasi oo 16-kii Bisha Maarso laga afduubtay xeebaha maamul goboleedka Puntland.

Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in afduubayaashu ay 20-kii bisha Doonida kaga tageen deegaanka Dhinowda oo ah  meel aan sidaan uga fogeyn halkii markii hore ay ka qabsadeen Doonta.

21-kii Maarso ciidamada badda ee Midowga Yurub, ayaa u tagay doonta si ay u caawiyaan shaqaalaha una baaraan afuubka lagula kacay.

Waxaa la xaqiijiyay in sideed shaqaalo oo saarnaa Doonta ay badqabaan, waxaana ciidamada ay aruuriyeen cadeymaha la xiriira afduubka Doonta.

Sikastaba. Waxaa la shaaciyay in tirade weerarada burcad badeed ay korortay sannadkan 2025  ayada oo gaartay afar, waxaana ay dhammaantood ka dhaceen dhul-baeedka Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.