image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray MW Xasan Sheekh iyo odeyaasha dhaqanka ee Shabeellaha Dhexe ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wali kulamo kala duwan ka wada degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa kulamo gaar ah waxa uu la qaatay odeyaasha dhaqanka iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kulanka inta uu socday ayaa madaxweynaha iyo odeyaasha waxa ay isla meel dhigeen in la adkeeyo garab istaaga ciidanka xoogga ee dagaalka kula jira kooxda Al-shabaab, si dalka looga saaro kooxda.

Geesta kale odeyaasha iyo waxgaradka kulanka qeybta ka ahaa ayaa madaxweynaha ku bogaadiyay sida ay uga go,an tahay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Sikastaba, ciidanka xoogga dalka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxa ay kawadan deegaano ku yaalla gobollada dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.