image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

RW Xamsa oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka “Khawaarijta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, in dalka uu ka socdo dagaal adag lagu...

Maxey tahay ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh ugu safray dalka Turkiga ?

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safaray dalka Turkiga, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib...

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradaha Maraykanka xalay ka fuliyeen Togga Miiraale oo ku yaalla buuralaysa Calmiskaad ee gobolka Bari ee Soomaaliya. Bayaan kooban...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in muddo kordhin ay u sameeyen diwaan gelinta Ururada

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in muddo kodhiin loo sameeyay  waqtiga diwaan...

Kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Bari. Meleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan ayaa weerar...

Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa weydiistay dadka gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee gobolkaas. Arrintan ayaa timid ka dib...

Dowladda Burundi oo shaacisay in Rwanda dooneyso in dalkeeda soo weerarto

Madaxweynaha dalka Burundi Évariste Ndayishimiye ayaa sheegay in ilo sirdoon oo lagu kalsoon yahay ay ka ogaadeen in dawladda Rwanda doonayso weerar ay dalkiisa...

Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibana dilay Taliye Koox

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka, ayaa maanta la soo taagay askari katirsan ciidanka xoogga oo dilay Taliye koox kaddib markii uu Taliyaha...

Ilhaan Cumar “Aniga iyo Elon musk waxaan labadeennaba muhajiriin ku nahay dalkan Mareykanka”

Ayadoo xiisadda u dhaxaysa xubnaha aadka u mayalka adag ee xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka iyo xildhibaan Ilhaan Cumar ay sii xoogaysanaayso ayaa waraysi ay...

Shil gaari oo sababay dhimasho oo ka dhacay Somaliland

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya shil sababay khasaaro dhimasho ah oo maanta ka dhacay koontaroolka Bari ee magaalada Gibiley ee deegaanada Somaliland. Shilka...

Shabaabkii lagu soo jibiyay dagaalada Shabeellaha Dhexe oo buux dhaafiyay…

Sida wararka soo baxya ay sheegayaan Al-shabaabkii ugu badnaa ayaa buux dhaafiyay deegaano ku yaalla gobollada Baay iyo Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed. Wararka ayaa...

145 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyada Libiya oo maanta dalka dib loogu soo celiyay

Dowladda  Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka Libiya. 145 Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa...

Ciidamada amniga Bardaale oo toogtay madaxii lacag ururinta ee kooxda Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka amniga degmada Berdaale ka fuliyeen deegaanka Kooney ayaa lagu dilay Macalin Qaddiid, oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa...

Ciidanka Macawiisleey oo ka dhawaajiyay in ay dulaan ku yihiin deegaanka Alkowsar

Wararka ka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in ciidamo badan oo kuwa deegaanka ee Macawiisley ay ku wajahan yihiin deegaanka Alkowsar...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.