image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka xukunka dilka ugu badan fuliyay 2024

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu...

Gen Sheegoow oo xabsi ugu jiray dowladda Soomaaliya oo geeriyooday

Alle hau naxariisto waxaa caawa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gen Sheegoow Axmed Cali oo muddooyinkii dambe ku xanuusanaa xabsi ay gelisay...

RW Xamsa ” Hay’adaha waa in ay bixinta adeegyadooda ku xiraan aqoonsiga qaranka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka Aqoonsiga iyo adeegyada muhiimka...

Kooxda Al-shabaab oo sii deysay Odayaal dhaqameed ay ka afduubteen degmada Ceelwaaq

Sida ay wararka sheegayaan kooxda Al-shabaab ayaa maanta sii deysay 5 Oday dhaqameed oo bishii Feberaayo ka afduubteen degmada Ceelwaaq ee ismaamulka Mandhere, kuwaasi...

Guddiga Qaran ee Taageerada la dagaallanka kooxdaha Khawaarijta oo lagu qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad  ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran ee...

Turkiga iyo Masar oo kawada hadlay xaalada Soomaaliya iyo Suudaan

Dawladaha Turkiga iyo Masar, ayaa ka wadahadlay xaaladaha ka taagan Gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas, waxayna si gaar ah xooga u saareen sidii...

Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka

Dibadbaxayaal aad u fara badan ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Mareykanka si ay u cambaareeyaan madaxweyne Trump, mudaaharaadyadii ugu ballaarnaa ee dalka oo...

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga iyo wasiirkii hore

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo...

Maxey yihiin heshiiska cusub iyo qodobada ay ku heshiiyeen madaxda Soomaaliya iyo Yuganda ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah shalay ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu...

The Transformative Impact of Kobac General Trading Company and Hassan Kobac Foundation: A Legacy of Excellence and Humanitarian Commitment in Somalia

In a nation striving for economic resurgence and social transformation, two institutions have emerged as pillars of progress; Kobac General Trading Company and the...

Muxuu Lafta-garen kala hadlay Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan muhiim ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Yugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugandha, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wefdigiisa. Madaxweyne...

Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in la dilay Gaashaanle sare Nuur Farey  Taliyihii Guutada 14 October ee xoogga dalka , kaddib...

Tiro Hoobiyayaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro Hoobiyeyaal  oo saakay lagu gaaracay degmooyin ku yaalla Muqdisho, kuwaasi oo geystay  khasaaro kala duwan. Madaafiicdan oo gaareysay ...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.