image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

RW Xamsa oo u safray magaalada Laascaanood

Ra'iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay goor dhow ka degaan magaalada Laascaanood. Diyaar-garow ayaa ka...

Saraakiil katirsan maamulka Donald Trump oo soo jeediyay in la xiro Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho

Sida ay wararka sheegayaan saraakiil katirsan maamulka madaxweyne Trump, ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda  Mareykanka ee Muqdisho, kaddib khatar culus oo laga...

Meydka Gen Sheegoow oo loo qaaday magaalada Jowhar si loogu aaso

Meydka Jeneraal Sheegoow Axmed Cali, ayaa maanta laga qaaday Muqdisho isga oo la geeyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si halkaasi loogu aaso. Ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis ay wada gareen Soomaaliya iyo Masar

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya...

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay howlgallo ka socda, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan, oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii u dambeeyay ee ciidamada dowladda...

Ukraine oo sheegtay in ay qabatay askar u dhalatay Shiinaha

Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay ciidammada Ruushka ee gobolka Donetsk,...

Puntland oo markii ugu horeeysay yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo lagu dhisayo hay’adda aqoonsiga dadweynaha Puntland ( PID). Wareegtada kasoo baxday...

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qeybsanaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa la filaya in bishaan April ay kulan ka yeeshaan xaaladda kala qeybsanaanta  siyaasadda Soomaaliya iyo saameeynta Al-shabaab. Wakiilka gaar...

Dagaal culus oo saakay ka socda deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Abooreey ee katirsan gobolka Hiiraan, ayaa ku waramaya in markale saakay  uu halkaasi dib uga qarxay dagaalka xooggan. Dagaalka ayaa la...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen sacaadihii lasoo dhaafay deegaanka Masaajid Cali...

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika

Avram Neguse, Safiirka Israa'iil u fadhiya Itoobiya, ayaa lagu qasbay in uu ka baxo shir ay lahaayeen Midowga Afrika Isniintii, kaasoo looga hadlayay xasuuqii...

Maxey kawada hadleyn wasiirada Maaliyadda Soomaaliya iyo Kuwait ?

Wasiirka Maaliyadda Soomaalia Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta waxa uu kulan miro-dhal ah...

Ciidanka xoogga dalka oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku...

Sacuudiga oo waqti u qabtay in dadka cumreysanaya ay dalkiisa uga baxaan

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa 1-da Dul Qacda, oo ku beegan April 29, u asteysay maalinta ugu dambeysa ee cid walba oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.