image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Puntland oo markii ugu horeeysay yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo lagu dhisayo hay’adda aqoonsiga dadweynaha Puntland ( PID).

Wareegtada kasoo baxday xafiiska Deni ayaa u qorneed sidan.

Madaxweynaha Puntland,  markuu arkay: Dasruuka dowladda Puntland

Markuu arkay baahida loo qabo dhismaha hay’adda aqoonsiga dadweynaha Puntland.

Markuu arkay talo soo jeedinta wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey: –

Waaxaa la dhisay Hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID).

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Geesta kale tallaabadan ayaa imaaneysa iyada uu taagan yahay khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan aqoonsiga dadweynaha oo ay biloowday dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.