image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ukraine oo sheegtay in ay qabatay askar u dhalatay Shiinaha

Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay ciidammada Ruushka ee gobolka Donetsk, bariga Ukraine, sida uu sheegay Madaxweynaha dalkaasi, Volodymyr Zelensky.

Talaadadii ayaa madaxweynaha Ukraine waxa uu tilmaamay in ay hayaan xogo muujinaya in tirada ciidanka Shiinaha ee ka barbar dagaallamaya ciidammada Ruushka ” ay laba qof ka badan tahay.”

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ukraine, Andrii Sybiha, ayaa sheegay in ciidammada Shiinaha ee ku sugan carrada Ukraine “ay su’aal gelinayaan mowqifka Shiinaha uu ka taagan yahay aaddan doorka nabadda” isagoo intaas ku daray in wakiillada shiinaha ee Kyiv loo yeedhay si sharaxaad loogu helo dhacdadan.

Eedayntan ayaa noqonaysa tii ugu horraysay oo rasmi ah oo Ukraine u jeediso Shiinaha.

Ruushkuna ayaan ilaa hadda ka jawaabin xogta uu Zelensky soo bandhigay Arbacadii.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.