image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga dalka oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.

Ciidamada xoogga dalka  iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal dhowr jihoe ah ku qaaday deegaanka Aboorey, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac soo kala gaaaray.

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay maydadka Al-shabaab, oo tiro beel ah ay  daadsan gudaha deegaanka sidoo kalana ay ka qabsadeen hub iyo saanad milatari.

Waxa ayna tilmaameen saraakiisha  in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo xubnihii katirsanaa Shabaab ee baxsaday.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.