image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Kumanaan qof ayaa ku biiray mudaharaadyo ka dhan ah Trump guud ahaan Mareykanka

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka...

Dowladda Namibia oo amartay in la tarxiilo 500 oo ruux oo u dhashay Mareykanka

Madaxweynaha Namibia ayaa amartay in la tarxiilo 500 oo Mareykan ah kadib markii ay Mareykanka ku eedeeysay inuu si gaar ah u bartilmaameedsanayo dadka...

Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daac1sh

Ciidamada Puntland oo shalay gelinkii dambe howlgal ballaaran ka sameeyay Dooxada Miiraale, ayaa sheegay inay guulo ka soo hoyeen. War kooban oo kasoo baxay maamulka...

Kooxda ‘AS’ oo la sheegay in ay qorsheynayso in weerar ay ku qaado xarunta Xalane

Xafiiska Hay'adda dhinaca ammaanka iyo bad-qabka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay inuu soo saaray qoraal digniin ah oo la...

Wararkii ugu dambeeyay Hoobiyeyaal khasaaro geystay oo lagu garaacay qeybo kamid ah Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro Hobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay degmooyin katirsan gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ku dhow xarunta madaxtooyada...

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta la filaya in kulankoodi caadiga ahaa ku yesheen xarunta Villa Hargeysa, kaddib muddo ay fasax ku jireen. Xoghayaha joogtada...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun cusub oo weyn oo casri ah, taas oo ay yeelan...

Ciidamada dowladda oo saakay jab xooggan kooxda ‘AS’ ugu geystay dagaal ka dhacay…

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab uu saakay ka...

DFS oo ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn diyaaradeed oo xalay laga fuliyay gudaha degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda...

Kooxda ‘AS’ oo la wareegay degmada Aadan Yabaal

Wararka anu ka heleyno degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in goordhaw ay degmadaasi la wareegeen kooxda Al-shabaab, kaddib markii saakay...

Mareykanka oo dhimaya awooda Safaaradiisa Muqdisho, halka kuwo kalana uu xirayo

Dowladda Mareykanka, ayaa la sheegay in ay xiri doonto ku dhowaad 30 Safaaradood  iyo Qunsuliyeed oo ay ku lee dahay wadamada Caalamka. Warbixin ay baahisay...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta diiwaan-gelinta codbixiyaasha degmada Shangaani

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada Shangaani oo ay ka socoto...

Ciidamada RSF ee Suudaan oo ku dhawaaqay dowlad gaar ah

Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee RSF ayaa ku dhawaaqay dhismaha dowlad ka soo horjeedda ciidamada qalabka sida ee dalkaas, iyadoo labo sano uu socday...

Dagaal xooggan oo ka socda degmada Aadan Yabaal

Faa faahino dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal ay saakay aroornimadii hore ay Al-shabaab ku qadeen saldhig ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay ku...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.