image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka...

Ciidamada Puntland oo howlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada daraawishta Puntland ay sameeyeen inta u dhaxeeysa deegaanada Turmasaale iyo Makadaan ee...

Trump oo su’aal galiyey rabitaanka nabadda ee Putin

Donald Trump ayaa su'aal galiyay rabitaanka Vladimir Putin ee ah in la soo afjaro dagaalka Ukraine ka dib markii uu la kulmay hogaamiyaha dalkaas...

Dowladda Ruushka oo shaacisay in ay daneyneyso xiriirka Soomaaliya

Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wefi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Mikhail Bondanov, ahna Ergeyga gaar...

Puntland oo soo dhaweeysay gogoshii uu fidiyay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo dhoweeyay gogoshii uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo tilmaamay in laga maarmaan...

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay khataro ku soo wajahan Addis Ababa

Dawladda Maraykanka, ayaa digniin la xiriirta dhinaca ammaanka u dirtay muwaadiniinteeda ku nool magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Qoraalkan digniinta ah oo lagu...

Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo ku geeriyooday hoobiyeyaal ku dhacay Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dadka deegaanka,...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo shaaciyay in howlgalka AUSSOM uu wajahayo khatar

Maxamuud Cali Yuusuf guddoomiyaha Ururka midowga Afrika, oo ka hadlayay shirkii ka dhacay magaalada Kambaala ee dalka Uganda, ayaa shaaciyay in la dhameystiray kala...

Jubbaland oo uga digtay shacabkeeda in ay qaataan Kaarka aqoonsiga Qaranka

Bayaanka kasoo baxay waraasaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland, ayaa loogu baaqay shacabka deegaanada Jubbaland in aysan qaadan kaarka aqoonsiga Qaranka, oo ay hirgelisay dhowaan...

Baarlamanka Pakistan oo aflagaado ku tilmaamay eedeymaha Hindiya

Aqalka Senate-ka ee Pakistan ayaa diiday eedaymaha Hindiya ee ah in Islamabad ay kula xiriiriso weerarka dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir madaxeedka dalalka ciidamada AUSSOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibbada...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay wax badalka sharciga shaqaalaha Rayidka ee dowladda

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho,  ayaa bogaadiyay howlgallada ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan...

Ciidamada dowladda oo xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan deegaanka Wargaadhi

Faah faahino  dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid...

Hindiya ayaa ceyrisay dublumasiyiintii Pakistan

Hindiya ayaa xirtay xuduudka ugu weyn ee ay la wadaagto Pakistan, waxayna eriday diblumaasiyiinta Pakistan iyada oo sidoo kale hakisay heshiis taariikhi ah oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.