image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Ruushka oo shaacisay in ay daneyneyso xiriirka Soomaaliya

Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wefi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Mikhail Bondanov, ahna Ergeyga gaar ah ee madaxweynaha Ruusha u qaabilsan Bariga Dhexe iyo dalalka geeska Afrika,

Wefdiga ayaa sida uu qorshaha yahay waxa ay  kulamo kala duwan la qaato madaxda ugu sareeysa dalka.

Wefdigan oo hadda ku sugan Muqdisho, ayaa ujeedkoodu waxa uu yahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee labada dowladood, iyada oo hadda la doonayo in dib loo bilaabo iskaashigii ballaarnaa uu dhaxeeyay labada dal.

Qodobada ugu muhiimsan ee labada dhinac ay diirada saari doonaan waxaa kamid ah arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha,amniga iyo mashaariicda horumarineed ee labada faa’idada u leh.

Wasiir  ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Ruushka.

Geesta kale wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka, ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay daneyneyso inay sare u qaado xiriirka Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.