image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dad loo soo qabtay kab lagu dhuftay madaxweynaha Kenya

Warbaahinta Kenya ayaa ku warramaysa in saddex qof la xiray kaddib markii kabo lagu tuuray madaxweyne William Ruto, xilli uu dad la hadlayay. Muuqaalo si...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmi doona Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta la filaya in uu ka furmo shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo qaar...

Lafta-gareen “ma sinnaan doonaan askariga Baydhabo ku sugan & kan furimaha dagaalka jooga”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan,...

Guddoomiye Aadan Madoobe “Soomaaliya waxey taageersan tahay in garab istaag buuxa loo muujiyo Falastiin”

Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaasha Baarlamaanadda wadamada Carabta, waxaana...

Suudaan: Weerar loo geystay isbitaal iyo suuq oo dad badan ay ku dhinteen

Ugu yaraan toddobo qof ayaa dhintay kadib markii isbitaal iyo suuq lagu weeraray Suudaanta Koofureed, sida ay sheegtay hay'ad samafalka caafimaadka ka shaqeysa, iyadoo...

Dabley hubeysan oo labo ruux ku dilay Garoowe

Faah faahino  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo  hubeysan oo xalay lagu ruux oo shacab ah ku dilay magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal. Goob...

Siciid Deni oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada...

Tirada kooxda Shabaab looga dilay dagaalo ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo korortay

Waxaa sii kordhaya tirada horjoogayaasha kooxda Al-shabaab looga dilay dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya...

Ciidamada Puntland oo guul ka sheegtay dagaal culus oo ka dhacay buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal ay Xubno ka tirsan kooxda daacish oo qaraxyo ku bilawday ku qaadeen saldhig ciidamada Puntland, ay ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dagaalka kooxda AS

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saacadihii lasoo dhaafay wuxuu magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay  wakiilka KMG ah ee howlgalka Afrika ee AUSSOM, Adebayo Kareem. Kulanka ayaa...

Kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday

Waxaa maanta baaqday kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kaasi oo todobaadkii hore ku soo dhammaaday buuq iyo fodwo. Farriin loo diray xalay xildhibaanada ayaa...

Xubno kamid ah golaha wasiirada oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada golaha shacabka

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa uu ka mamnuucay fadhiyada golaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay maalinta shaqaalaha adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku amaanay shaqaalaha...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo 20 Xildhibaan ka mamnuucay fadhiyada golaha

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed. Warqad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.