image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dabley hubeysan oo labo ruux ku dilay Garoowe

Faah faahino  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo  hubeysan oo xalay lagu ruux oo shacab ah ku dilay magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal.

Goob joogayaal ayaa sheegay  in labada ruux la toogtay xili ay ku sugnaayeen hotel ku yaalla bartamaha magaalada Garoowe.

Sidoo kale dableydii dilka geystay ayaa la sheegay in durbo ay goobta isaga baxsadeen ka hor inta aysan ciidanka Booliska aysan goobta gaarin.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga sababta ka dambeysa dilka labadan ruux ee rayidka ah, hayeesheen bulshada ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa cabsi ka muujiyay  falkan naxdinta leh.

Weli maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga, ayaan ka hadlin dilka naxdinta leh ee xalay ka dhacay gudaha magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.