image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Suudaan: Weerar loo geystay isbitaal iyo suuq oo dad badan ay ku dhinteen

Ugu yaraan toddobo qof ayaa dhintay kadib markii isbitaal iyo suuq lagu weeraray Suudaanta Koofureed, sida ay sheegtay hay’ad samafalka caafimaadka ka shaqeysa, iyadoo uu sii kordhayo walaaca laga qabo in xaaladdu isu beddesho dagaal sokeeye.

Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xudduudda Lahayn ee (MSF) ayaa sheegtay in helikobtar hub sidda ay bam ku ridday isbitaalka ay maamusho ee Old Fangak, ee gobolka Jonglei, kaasoo digada noqday, kahor inta aysan diyaaraddu rasaas ku harqin magaalada muddo 30 daqiiqo ah. Diyaarad aan duuliye la socon ayaa kadibna bam ku ridday suuq isla aaggaas ku yaalla, sida ay sheegtay MSF.

Isbitaalka waa kan keliya ee ku yaalla deegaanka Fangak, oo ay ku nool yihiin bulsho ka badan 110,000, sida ay sheegtay MSF, sidoo kalena waxaa la burburiyay dhammaanba saadkii caafimaad.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.