image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada Puntland oo howlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada daraawishta Puntland ay sameeyeen inta u dhaxeeysa deegaanada Turmasaale iyo Makadaan ee gobolka Bari.

Taliska ciidamada Puntland, oo faah faahin ka bixiyay howlgalka ayaa sheegay in ay beegsadeen saldhig ay sugnaayeen kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad.

Ciidamada ayaa sidoo kale howlgalka ku soo saaray Miinooyin ay xubnaha Daacish ku aaseen deegaanada howlgallada ka socda.

Geesta kale Taliska ayaa shaaciyay in howlgalka lagu dilay xubno Daacish katirsan oo Miinada aasayay.

Howlgalkan oo socda muddo ka badan 4 bil ayaa ku soo beegmaya xili shalay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu iclaamiyay howlga cusub oo ka bilaaban doonaa deegaanada Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.