image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

RW Xamsa oo u safray magaalada Laascaanood

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay goor dhow ka degaan magaalada Laascaanood.

Diyaar-garow ayaa ka socda magaalada oo lagu soo dhoweynayo Ra’iisul wasaaraha oo safarkiisa la sii shaaciyay maalmo kahor.

Sida uu sheegay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale, booqashada raysalwsaaraha ayaa ku salaysnaan doonta arrimaha amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo u-kuur-gelidda xaaladda dhabta ah ee ay ku nool yihiin dadka ku dhaqan SSC-Khaatumo.

Ra’iisul wasaare ayaa lagu wadaa in uu la kulmo masuuliyiinta SSC-Khaatumo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo uu kala hadli doono iskaashiga iyo bulshada iyo arrimaha nabadda, sida uu baahiyay xafiiskiisu.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.