image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kooxda Al-shabaab oo sii deysay Odayaal dhaqameed ay ka afduubteen degmada Ceelwaaq

Sida ay wararka sheegayaan kooxda Al-shabaab ayaa maanta sii deysay 5 Oday dhaqameed oo bishii Feberaayo ka afduubteen degmada Ceelwaaq ee ismaamulka Mandhere, kuwaasi oo lagu heystay Soomaaliya.

Odayaasha ayaa lagala degay gaari ay saaranayeen xili ay ku sii jeedeen degmada Ceelwaaq, isla markaana ay marayeen deegaanka Bamba Owla iyo Ires Suki.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Odayaasha ay doonayeen in ay la kulmaan madaxweynaha Kenya William Ruto oo xiligaas safar ku tagayay gobolka waqooyi Bari ee Kenya.

Taliyaha Booliska Koonfurta Mandheera Julius  Njeru, ayaa warbaahinta u sheegay in Odayaasha laga qaaday deegaanka Wargaduud, ayna ku sii jeedeen degmada Ceelwaaq xiliga la weerarayay.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga sababta ay Odayaasha ay u sii daayeen Al-shabaab, balse warar madax banaan ayaa sheegaya in arrintan ay dedaal ay samayeen waxgaradka iyo Odayaasha deegaanka ay ku timaaday in Al-shabaab ay dib xorriyadooda nabadoonada u siiyaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.