image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Gen Sheegoow oo xabsi ugu jiray dowladda Soomaaliya oo geeriyooday

Alle hau naxariisto waxaa caawa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gen Sheegoow Axmed Cali oo muddooyinkii dambe ku xanuusanaa xabsi ay gelisay dowladda Soomaaliya.

Gen Sheegoow, ayaa la sheegay in xanuunkiisa uu ka biloowday cudura Cagaarshow, balse uu isku badalay Kansar, sida uu todobaadkii hore warbaahinta u sheegay wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Hir-shabeelle Cabdishakuur Shaashaa.

Eheladiisa ayaa horay u sheegay in dowladda ay dayacday  Gen Sheegoow, isla markaana uusan helin dabiibkii uu u baahnaan.

Wasiir Cabdishakuur Shaashaa ayaa qoraal uu soo dhigay bariisa Facebook ku yiri “Jeneraalka Dayac Dowladeed ayuuu u dhintay Mudana waan ka hadlay, waxaanse walaac ka qabaa dhalinyaradii la xirnaa”.

Sheegoow  ayaa la xiray sannadkii 2023kii  kaddib markii isku hor-imaad Muqdisho ku dhex maray ciidan uu watay iyo ciidamada dowladda, waxaana qabashadiisa kaddib lasoo taagay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday, waxaana xusid mudan in Eheladiisa ay ku doodeen in xukunkaasi uu yahay mid baalmarsan sharciga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.