image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Tiro Hoobiyayaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro Hoobiyeyaal  oo saakay lagu gaaracay degmooyin ku yaalla Muqdisho, kuwaasi oo geystay  khasaaro kala duwan.

Madaafiicdan oo gaareysay  ilaa iyo saddex,  ayaa si yaabo kala duwan ugu dhacay xaafado ku yaalla degmooyinka Boondheere iyo Warta nabada ee Muqdisho.

Goob jogayaal ayaa sheegay in mid kamid ah Hoobiyeyaasha uu ku dhacay Tiyaatarka Qaranka, uuna ku dhaawacmay  ruux kamid ah howl-wadeennada Tiyaatarka Qaranka.

Sidoo kale mid kamid ah Madaaficda  ayaa la sheegay inuu ku dhaco Guri ay dad shacab ah deggan yihiin oo ku yaalla degmada Boondheere, waxaana la sheegay in uu geystay khasaaro kala duwan.

Halka Madfaca saddexaad uu ku dhacay Barxada Warta nabada, waxaana ku dhaawacmay labo ruux oo shacab ah.

Weli laamaha amniga ee dowladda kama aysan hadlin khasaaraha ka dhashay Hobiyeyaasha saakay ku dhacay  xaafado ku yaalla degmooyinka gobolka Banaadir.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.