image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada amniga Bardaale oo toogtay madaxii lacag ururinta ee kooxda Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka amniga degmada Berdaale ka fuliyeen deegaanka Kooney ayaa lagu dilay Macalin Qaddiid, oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa kooxdaAl-shabaab.

Horjoogaha la dilay ayaa  madax ka ahaa ururinta waxa ay ugu yeeraan Sakaawaadka oo ah lagacaha ay ka qaadaan shacabka ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Berdaale ee gobolka Baay.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in howlgalka uu yimid kaddib markii la helay xog sirdoon oo ku saabsan halka uu ku sugnaa Macalin Qaddiid iyo xubno kale oo la socday.

Waxaana taasi kaddib la sheegay in ciidamada ay weeraraan  goobta, iyagoo halkaas ku dilay horjoogahan, iyagoona kasoo furtay qori Ak 47 iyo mooto fekon, halka xubnihii kale ay qaarkood baxsadeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.