image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Burundi oo shaacisay in Rwanda dooneyso in dalkeeda soo weerarto

Madaxweynaha dalka Burundi Évariste Ndayishimiye ayaa sheegay in ilo sirdoon oo lagu kalsoon yahay ay ka ogaadeen in dawladda Rwanda doonayso weerar ay dalkiisa ku soo qaado isaga oo ka codsaday in ay dagaalkaas ka joojiyaan oo wada hadalla lagu xalliyo xiisadda hadda taagan.

Burundi waxay ku doodaysa in Kigali hadda doonayso fara gelin ciidan oo ay dalkeeda ku samayso taas oo dhici karta maalmaha iyo bilaha soo socda.

Balse dawladda Rwanda ayaa sheegtay in ay taasi tahay war aan sal iyo raad toonna aan lahayn oo aanay waxba ka jirin walaac haysta dawladda Burundi.

Dalka cabsidu hadda soo food saartay ee Burundi waxa uu ka mid yahay waddaamda ciiddamada nabad ilaalintu ka joogaan Soomaaliya ee ku hawlan sidii Soomaaliya nabad loogu soo dabaali lahaa xilli ay u werwersan tahay amnigii dalkeeda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.