image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Xubno katirsan Al-shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa bilaabay howlgal ballaaran kadib markii ugu yaraan 100 dagaal-yahannada al-Shabaab ay galeen aafad ku taalla magaalo-xeebeedka Lamu ayna wacdi u...

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku biiray dagaalka ka dhan ah Al-shabaab

Cutubyo katirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo wajiib ahaan u xil saaran ilaalinta Maxabiista ku jira xabsiyada dalka, ayaa laga qaaday  magaalada Muqdisho, iyaga oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay wasiirro iyo ku-xigeeno cusub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta golahiisa wasiirrada ku sameeey xilka qaadis iyo magacaabis. Wasaaradaha la magacaabay waxaa kamid ah. Jibriil Cabdirashiid Xaaji...

Booliska Soomaaliya oo xiray askari Taraafika ah oo dil bareer ah u geystay wade Mooto Bajaaj

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo qabtay askari kamid ah kuwa ilaalada waddooyinka ee Taraafikada, kaasi oo dil bareer ah u geystay wade...

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Maraakiibta Yahuuda

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen waxay ku sheegeen markab laga leeyahay Israa’iil kaas oo ku sugnaa Badda Cas. Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta...

Muqdisho: Askari katirsan ciidanka dowladda oo toogtay labo ruux oo shacab ah

Inta la xaqiijiyay 2 ruux oo shacab ah ayaa geeriyootay mid kaana wuu ku dhaawacmay kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda uu rasaas ku...

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay degmada Jilib

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo culus oo loo adeegsaday walxo qarxa, oo xalay diyaaradaha Itoobiya ay ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka...

Maxey tahay sababta uu madaxweyne Xasan Sheekh uu xilka uga qaaday lataliye Qoone ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo ciidanka deegaanka ay sameyeen sacaadihii lasoo dhaafay ka sameyeen Tuulooyin u dhaxeeya deegaanada Labo-garas iyo Miirtaqwa ee...

Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku garaacay kooxda Xuutiyiinta Yemen

Maraykanka ayaa mowjado duqaymo dhanka cirkaa ku garaacay kooxda Xuutiyiinta sida uu sheegay Madaxweyne Donald Trump, isaga oo sabab uga dhigay weerarrada kooxda hubaysan...

Xaalada degmada Balad-xaawo oo maanta kacsan kaddib ciidanka dowladda iyo kuwa Kenya oo dagaalamay

Wararka anu ka heleyno degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi  ay maanta kacsan tahay kaddib markii shalay xuduud beenaadka Kenya...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA iyo wefdi u hoggaaminayo oo gaaray degmada Jalalaqsi

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Safarka Guddoomiyaha ayaa daarran xoojinta...

Dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Awdheegle

Faah faahin ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo ku biloowday qaraxyo ay saakay Al-shabaab ku qadeen saldhig ciidanka dowladda ay ku lee yihiin...

Xildhibaan Abiib oo waayay xubnimada golaha shacabka iyo sababta ka dambeysa

Gudoomiyaha golaha Shacabka Faderaalka Sheikh Aaden Madoobe ayaa xubnimadii xildhibaanimo  ka xayuubiyey Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ahaa xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya,  si lamid ah...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.