image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay wasiirro iyo ku-xigeeno cusub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta golahiisa wasiirrada ku sameeey xilka qaadis iyo magacaabis.

Wasaaradaha la magacaabay waxaa kamid ah.

Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo loo magacaabay wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, oo dhowr sanno uu hayay Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo hadda loo magacaabay wasiirka wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda.

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya, waxaa loo magaacabay Maxamuud Axmed Aadan ( Geesood).

Maxamed Faarax Nuur ayaa loo magacaabay wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya.

Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa loo magacaabay wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya.

Wasiir ku-xigeenada uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamsa

Sahuur Xaaji Culusow Xasan – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha

Sulub Axmed Firin – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha

Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

Aamina Xuseen Cali – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada

Xuseen Cali Xaaji – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada

Fartuun Cabdulqaadir Faarax – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Maxamed Aadan Maxamed – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha

Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta

Dahabo Suusow Muunye – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Cismaan Axmed Macow – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.