image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Howlgal lagu dilay xubno katirsan Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo ciidanka deegaanka ay sameyeen sacaadihii lasoo dhaafay ka sameyeen Tuulooyin u dhaxeeya deegaanada Labo-garas iyo Miirtaqwa ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Howlgalka ayaa la sheegay in lagu dilay labo dagaalame oo katirsan Shabaab, lagana furtay hubkii ay wateen.

Howlgalka ay ciidaka deegaanka ee Macawiisley ka fuliyeen tuulooyinka u dhaxeeya deegaanada Miirtaqwa iyo Labo-garas ayaa daba socda dagaal khasaaro geystay oo ciidanka xoogga iyo Al-shabaab, saacadihii lasoo dhaafay ku dhex-maray deegaanka Sumadaale ee gobolka shabeellaha Dhexe.

Deegaanad gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa ka socda guluf dagaal oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka, kaddib markii Shabaab badan ay soo galeen deegaano iyo degmoyooyin ku yaalla gobolka, iyaga oo kasoo gudbay deegaanada ku yaalla wabiga Jiinka Shabeelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.