image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Maraakiibta Yahuuda

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen waxay ku sheegeen markab laga leeyahay Israa’iil kaas oo ku sugnaa Badda Cas.

Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta Yaxye Saree ayaa sheegay inay markabkan laga leeyahay Israa’iil ay geeyeen xeebaha dalka Yemen, balse Israa’iil ayaa beenisay in markabkaasu uu yahay mid iyagu leyihiin.

Dhammaadkii bishii Oktoobar, kooxda Xuutiyiinta ayaa ku dhawaaqday markii ugu horreysay inay Israa’iil la beegsadeen gantaallo badan iyo diyaarado aan duuliye lahayn. Khilaafka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas ayaa ah sababta ay Xuutiyiintu u beegsanayaan Israa’iil.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.